mercoledì 7 gennaio 2026

Afgooye (Galadi)

Ma rabo inaan ka sheekeeyo taariikhda Galadi.
    Laakiin, waxaan rabaa inaan ka hadlo waxa hadda ka socda Galadi. Iyadoo 1969 - 2025 aanay Galadi helin xuquuqdii ay ku lahaayeen waddanka, dawaladahii kala dambeeyay oo dhac, boob, dil, kufsi la isugu daray, ayaa maantana loo soo dhigtay guriyaashii ay ab-ka-ab deganaayeen waa la dumiyaaw asc uua lagu leeyahay.
   Ma tahay taasi xaq, cid kastoo ku lug leh waxa hadda dadka degaanka Aytira ku nool ay ka tabayaan ee dumiska la leeyahay, dowladda federaalka, dowlad goboleed k/galbeed, ama dadka ganacsatada ee ku naaxay xoolaha shacabka waxaan u sheegayaa in aanay Galadi guryaha ku jiri doonin.