mercoledì 14 giugno 2017

Goorma ayay soomaalidu runta ka hadli doontaa?

in ka badan 26 sanadood soomaalidu.waxay.ku dhex jirtay dhibaato ka timid qabyaalad iyo ku tumasho xuquuqda insaan. Jabsado allow sahal ahaa ayaa iyagoon Nidaam toosan lahay dagaal ku bilaabay xukuumadii kacaanka ee uu hoggaaminaayay sarreeye gaas jaale Siyaad. USC, SDM, SPM, SNM ayay ahaayeen Inkastoo USC ahayd ururkii soomaalidu sida aadka ah uga sheegatay.

 Dagaal lo aan waxba la isu reeban ayaa ka dhacay guud ahaan Soomaaliya. Cid loo aabahiis yeelan ma jirin. Waxaad moodaysay in Soomaalidu joogtay xilligii dhul kala qabsashada.

Anaa taabsaday  (xoraystay)!

 Dhallinyaro aan la soo barin desciplin-ka hadafka loo socdo

 loogu sheegay inay xoraystaan dalka, ayaa inta la soo hubeeyay la yiri waxaad qabsataan idinkaa leh. Guryo, beero, gawaari iyo wax walba ayay qabsadeen xataa haddii qofkii lahaa uu haysto ayay qori caa radius kula wareegeen. Iyadoo ay ku jiraan xafiisyada dowladda.

Xaafadihii magaalada muqdisho xataa beelo ayaa lahaa day (xoraystay). Odayaal oo lagu sheegay inay yihiin nabaddoono ayaa hor ka caa yay dulmiga as.  Sida odaygii yiri ( rug tii saraakiisha gabadhii ku dhalatay baa haddana ku umushay !)

                Was. Socotaa .......

          Waxaa qoray A. A. Yusuf

X




Nessun commento:

Posta un commento